Fanaanka caanka ah Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa dhawaan tagay magaalada muqdisho ayaa waxa uu ruxay guud ahaanba magaalada muqdisho isagoo dhigay shawgii ugu weynaa ee muqdhisho ka dhacay tan iyo burburkii dalka .